Muuqaal: Nin Soomali ah oo Guursaday Gabadh Tutsi ah & Madaxwaynihii Hore Xasan Sheikh oo Khudbad ka Jeediyey

Muuqaal: Nin Soomali ah oo Guursaday Gabadh Tutsi ah & Madaxwaynihii Hore Xasan Sheikh oo Khudbad ka Jeediyey

daajis.com:- Aroos Xiiso Leh ayaa ka Dhacay dalka Ugandha Nin Somali ah oo Guursaday Gabadh Tutsi Ah Iyo Madaxwaynihii Hore Ee Xasan Sheekh oo Arooska Khudbad Ka Jeediyay.


Ninka Soomaaliga ah oo Muqdisho ka tagay ayaa 50 neef oo Lo, ah rayad ku siiyay qoyska gabadhaasi waxaana Xasan sheekh sheegay in muuqaal iyo dhaqankaba Tutsiga iyo Somaliduba isku mid yihiin .
Gabadha la guursaday ayaa kasoo jeeda Qabiilka Tutsiga Jufadeeduna waa Hima ooasal ahaan Madaxwaynaha Ugandha Musaveni laf ahaantiisa la sheego inuu kasoo jeedo Tutsigaasi.Waana dad Soomaalida dhaqanka Iyo Muuqaalkaba sawaabiya oo u eg.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada