WAR DEG DEG Daawo:Wiilka Isku miidaamiyay xabsiga dhexe Muqdisho oo noqday nin udhashay beesha…

WAR DEG DEG Daawo:Wiilka Isku miidaamiyay xabsiga dhexe Muqdisho oo noqday nin udhashay beesha…

daajis.com:- Ayadoo gelinkii hore maanta qarax xoogan oo ismiidaamin ah kadhacay xabsiga dhexe ee magaalada muqdisho kasoo galaaftay dadyow halkaas ka ag dhawaa halka kuwa kale ku dhaawacmayn ayaa caawa ka helnay xogtii ugu danbeyse.

Xogtaan oo aan ka helnay Sareeye Gaas Max’ed Xuseen Cusmaan oo ah taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed oo maanta ka bad baaday qaraxaas ayaa sheegay in shaqsiga fuliyay oo ahaa askari dhiboow ugu jiray ciidamada asluubta laguna waday mustaqbalka la qaato.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada