Daawo: Foosiya Yuusuf oo Sharafta ka qaaday madaxda maamulada Taageeray Xulufada Sucuudiga, Maxayse ka Tidhi Go’aankii Dawladda ee Qalbi-dhagax ?

Daawo: Foosiya Yuusuf oo Sharafta ka qaaday madaxda maamulada Taageeray Xulufada Sucuudiga, Maxayse ka Tidhi Go’aankii Dawladda ee Qalbi-dhagax ?

daajis.com:- Ra’iisulwasaare ku xigeenkii hore, ahaydna wasiirkii arimaha Dibadda, Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan, ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamtay go’aanada maamulada ay ku garab marayaan go’aanka dawladda dhexe ee federaalka.


Waxay sheegtay in Qarannimadi Somalia ay khatar Ku jirto marka la eego maamul gobokeedyada oo Ka hor imanayo go’aanka dowlada dhexe Gaar ahaana, khikaafka Xulufada Sacuudiga Iyo Qadar, waxayna Xustay in maamulkii Afraad oo ah Koonfur Galbeed oo maanta ku dhowaaqay arin aan looga Fadhiyin, waxaana horey sidaa u sheegay Somaliland, Puntland, iyo Madaxwaynihii la eryay ee Hirshabeelle.

Dhinaca kale Fowsiyo Yuusuf oo ka tirsan Baarlamanaka Soomaaliya ayaa sidoo kale waxay ka hadashay go’aankii ay dawladda Soomaaliya Itoobiya ugu dhiibtay Cabdikariim Muuse Qalbi-dhagax oo ka tirsanaa jabhadda ONLF.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada