Daawo: Oromada oo Soomaalida aan kala saarin iyo Wixii gaadhay Gabadh Reer Jabuuti ah oo ay la degeen

Daawo: Oromada oo Soomaalida aan kala saarin iyo Wixii gaadhay Gabadh Reer Jabuuti ah oo ay la degeen

daajis.com:- Haweenay reer Jabuuti ah ayaa sheegtay in lagala degay gaadhi ay la socotay wakhti ay maraysay deegaanka Oromadda, taas oo soomaalinimo darteed dhibaatooyin wejigeedda ka muuqda loo gaystay.

Caasha Ciise waxay ka mid ah dad safar ahaa oo la socday gaadiid, kuwaas oo Soomaalinimo darteed loogala degay gaadhigii ay la socotay, inkastoo ay sheegtay inay reer Jabuuti tahay hadana looma joojin ee baabuurkii ayaa lagala dagay kadib waxa badbaadiyey ciidamadda Fadaraalka Itoobiya, kuwaas oo usoo gudbiyey magaaladda Jigjiga ee dawlad deegaanka Soomaalidda Itoobiya.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada