Daawo: Shacabka Bosaso oo ku gacan Saydhay in Imaaraadka lagu Wareejiyo Dekedda “Deeq ayaa lagu dhisay”

Daawo: Shacabka Bosaso oo ku gacan Saydhay in Imaaraadka lagu Wareejiyo Dekedda “Deeq ayaa lagu dhisay”

daajis.com:-Odayaal Siyaasiyiin iyo qaar kamid ah qaybaha kale bulshada ayaa ka horyimi habka ay  Maamulka uwajahday heshiiska ay shirkada DP-World ugu wareejisay Dekedda Boosaaso.


Waxay sheegeen inaan la Aqbali doonin in Dekeddii uu Deeqda u ku dhisay Talyaanigu , ee Lagu Baxsaday Mudo 30-sano ah Lagu Wareejiyo Mid dayn ah, waxayna codsadeen hadii uu Imaaraadku dhisayo Dekkad inuu ka dhiso meelo kale oo ku dhow Boosaaso.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada