Daawo Video: Mid kamid ah Xafiisyada Xisbiga Faysal Waraabe oo la weeraray

Daawo Video: Mid kamid ah Xafiisyada Xisbiga Faysal Waraabe oo la weeraray

daajis.com:- Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga Ucid ayaa sheegay in la weeraray Xafiiskoodii ku yaallay xaafada 150-ka ee Waqooyiga Hargeysa, Xubno ka tirsan Ucid oo la hadlay warbaahinta waxay weerarkaasi ku eedeeyeen Xisbiga talada haya ee Kulmiye.


Mudooyinkii ugu dambeeyay ayaa waxaa la dareemay Loolan adag oo u dhexeeya Xisbiyada Kulmiye, Wadani iyo Ucid kuwaasi oo isku Garbinaya Doorashada dhowaan la filayo inay ka dhacdo deegaanada Maamulka Somaliland.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada