Daawo Video: Shacabka Galmudug ee Gaalkacyo oo Banaanbax Dhigay, Kana hadlay duqayntii ciidanka Maraykanka

Daawo Video: Shacabka Galmudug ee Gaalkacyo oo Banaanbax Dhigay, Kana hadlay duqayntii ciidanka Maraykanka

daajis.com:- Shacabka Galmudug ee ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa maanta Dhigay Banaanbax, Kaasi Looga hadlay Ciidankii ka tirsanaa Galmudug oo Ciidamada Maraykanku ay Sanadii lasoo dhaafay ku Duqeeyeen Duleedka Gaalkacyo.


Shacabka ayaa Codsaday inay Dawladda Maraykanku Bixiso Diyadda/Magta dadkii Halkaasi ku Nafwaayey, waxaana sidoo kale Halkaasi looga Duceeyay dadkaasi Duqaynta ku Geeriyooday.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:15 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada