MUUQAAL: Faysal Waraabe oo eedayn Dusha u saaray Muuse iyo Cirro, Muxuu ka yidhi Somalia iyo Hadalkii Khayre ?

MUUQAAL: Faysal Waraabe oo eedayn Dusha u saaray Muuse iyo Cirro, Muxuu ka yidhi Somalia iyo Hadalkii Khayre ?

daajis.com:- Faysal Cali Waraabe ayaa Musharixiinta la Tartamaya ee Muuse Biixi iyo Cabdiraxmaan Cirro Ku eedeeyay inay ku Mashquuleen Inay Qabtaan oo ka qayb galaan Shirar Qabyaaladaysan.


Wuxuu ka hadlay Qorshihiisa, sidoo kale wuxuu sheegay inuu maamulka Somaliland ka goyn doono Soomaaliya, oo Ictiraaf uu heli doono, Taasi oo caan Noqotay in laga hadlo Xiliyada Doorashada, Wuxuuna soo hadal qaaday hadalkii RW. Khayre uu ka jeediyey Shirkii golaha Qaramada Midoobay.

Dhowaan ayaa waxaa la filayaa inay Qabsoonto Doorashada Madaxwayne ee Maamulka Somaliland, Iyadoona  ay deegaanada qaar kamid ah Xiligan ka Bilaabatay ololaha Doorashada, Taasi oo la filayo in dhowaan lagu Kala Calaf qaado.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada