MUUQAAL: Cali Maxamed Geedi oo ka hadlay Weerarkii Muqdisho iyo fariin uu DF, Maamulada iyo Shacabka u diray

MUUQAAL: Cali Maxamed Geedi oo ka hadlay Weerarkii Muqdisho iyo fariin uu DF, Maamulada iyo Shacabka u diray

daajis.com:- Raysal wasaarahii Hore ee Soomaaliya Cali maxamed Geedi ayaa ka hadlay Weerarkii lagu qaaday Hotelka Naasa-hablood 2 ee magaalada Muqdisho, Wuxuuna Talooyin usoo jeediyey Madaxda Dawladda, maamulada iyo Shacabka Soomaaliyeed.


Geedi ayaa ku baaqay in si wada jir ah la isaga Celiyo Cadowga Ummada Soomaaliyeed, Wuxuuna sheegay inaysan Jirin Cid ay Nolosha ku dhaafi doonaan.

Maamulada ayuu ugu Baaqay inay ka shaqeeyaan Wixii loo doortay oo ay ugu Horayso Qaranimada Dalka,   Ilaalinta Dastuurka iyo Madaxbanaanida.

Wuxuu madaxda Dawladda dhexe ee Soomaaliya  usoo jeediyey in looga baahan yahay inay Tallooyin siiyaan Hogaamiyeyaasha maamulada, maadaama ay tahay Dawladda dhexe Hooyadii Dalka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada