MUUQAAL: Ciyaaryahanka Messi oo Xulka Argentina u soo saaray Koobka Adduunka iyo Wacdarihii uu dhigay

MUUQAAL: Ciyaaryahanka Messi oo Xulka Argentina u soo saaray Koobka Adduunka iyo Wacdarihii uu dhigay

daajis.com:- Ciyaaryahanka Messi ayaa Argentina usoo saaray koobka adduunka kadib markii uu Xalay u dhaliyay seddexda gool oo ay kaga badiyeen Ecuador, kulan ay qasab ku ahayd Argentina in ay badiso.


Chile ayaa hartay, taas oo ka dhigan in Sanchez aanu ciyaari doonin koobka adduunka sanadka dambe.

C.Ronaldo iyo portugal ayaa iyaguna iska xaadiriyay Ruushka goor sii horreysay oo caawa ah, markii ay garaaceen Switzerland.

Labada Ciyaar yahan ee waaweyn mar kale ayay kasoo muuqan doonaan dhacdada isboorti ee ugu weyn adduunka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada