MUUQAAL: Dawladda Soomaaliya oo Dhalinyaro Baraysa difaaca Badda, 25 Sano kadib oo Khayraadka la Boobayey

MUUQAAL: Dawladda Soomaaliya oo Dhalinyaro Baraysa difaaca Badda, 25 Sano kadib oo Khayraadka la Boobayey

daajis.com:- In kabadan 25-sano Khayraadka Baddaha Soomaaliya ayaa ahaa mid dayacan, Waxaana Jiray Boob kala duwan oo lagu Hayo Khayraadka Badda, Hadaba si arintaasi meesha looga saaro waxaa Muqdisho laga Hirgeliyey Dugsi dhalinyarada Lagu Barayo Arimaha Badda Iyadoona ay gaadhayaan 150-Arday oo la baro Aqoonta Badda.


Dhalinyarada ayaa waxay Qaataan Tababar kala duwan,  Waxaana Dawladda Soomaaliya ay u diyaarinaysaa inay Noqdaan Kuwii Mustaqbalka dhow dalkooda wax u qaban lahaa.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada