MUUQAAL: Madaxda Hirshabeelle iyo Gal-mudug oo si Adag uga Warbixiyey Shirka Kismaayo iyo Waxay la Kulmeen 

MUUQAAL: Madaxda Hirshabeelle iyo Gal-mudug oo si Adag uga Warbixiyey Shirka Kismaayo iyo Waxay la Kulmeen 

daajis.com:-  Madaxwayneyaasha maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle oo maanta soo gaadhay magaalada Kismaayo ayaa Warbaahinta la hadlay Waxayna sheegeen inay Halkaasi kala Kulmeen soo dhowayn Balaadhan iyo Waxyaabo aysan ka Filaynin Jubaland.

Maxamed Cabdi Waare Madaxwaynaha maamulka Hirshabeelle ayaa ka hadlay Shirka Kismaayo, Wuxuuna sheegay inaan wax Dawladnimada iyo wadajirka Soomaaliya wax u dhimaya meesha looga hadli doonin, Wuxuuna xusay in Hadii Dawladnimada la diido uu dalku ku noqonayo dhibaatadii uu kasoo baxay.

Dhinaca kale Madaxwaynaha Galmudug ee dhowaan Baarlamaanku sheegay inay Xilka ka qaadaan Ayaan isugana dhankiisa ka Dareen Celiyey Shirka Kismaayo ee Maamulada u dhexeeya iyo Soo dhowaynta Kismaayo loogu sameeyay Maanta.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada