MUUQAAL: Taliyeyaashii Nabad Sugida iyo Booliska Soomaaliya oo Xilka Laga Qaaday, Kadib Weerarkii

MUUQAAL: Taliyeyaashii Nabad Sugida iyo Booliska Soomaaliya oo Xilka Laga Qaaday, Kadib Weerarkii

daajis.com:- Shir deg deg ah oo ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ayaa looga hadlay Xaalada dalka Iyo Weerarkii Shalay ka dhacay Hotelka Naasa-hablood 2, Waxaana Xilkii looga Qaaday Masuuliyiin ka tirsan Dawladda.


Wasiirka Warfaafinta Eng. C.raxam Yasiirow ayaa ku dhowaaqay in Xilkii laga Qaaday  Taliyihii Ciidamada Booliska Cabdixakiin Daahir ( Saacid ) iyo Taliyihii Ciidamada Nabad Sugida Cabdullaahi Sambalooshe.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada