DAAWO Video: Cabdi Warsame oo ku guuleystay doorashadii Minneapolis iyo Dabaal degii ay Soomaalidu Samaysay

DAAWO Video: Cabdi Warsame oo ku guuleystay doorashadii Minneapolis iyo Dabaal degii ay Soomaalidu Samaysay

daajis.com:- Gudoomiyaha degmada 6aad ee magaalada Minneapolis Cabdi Warsame ayaa markale ku guuleystay kursiga degmada 6aad isagoo ka guuleystay wiil kale oo Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Mohamed Nuur.


Guusha Cabdi Warsame ayaa isugu soo baxay Soomaali badan oo taageero u ah iyagoo ku dabaal degay bartanka magaalada Minneapolis, waana markii labaad ee xilkaasi loo doorto Cabdi Warsame.

Mar uu la hadlayey shacabka Soomaaliyeed ayaa waxa uu sheegay in uu dhisi doono suuq weyn oo ay Soomaalida yeelato isla markaana uu ku dadaali doono sidii Soomaalida ay u ibsan lahaayeen guryaha uuna ka saari doono faqriga.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada