MUUQAAL: RW. Khayre oo ka Hadlay Dagaalka Al-shabaab, Cidhib tirkooda, iyo Xaalada Dalka Iyo Shirkii Muqdisho

MUUQAAL: RW. Khayre oo ka Hadlay Dagaalka Al-shabaab, Cidhib tirkooda, iyo Xaalada Dalka Iyo Shirkii Muqdisho

daajis.com:- Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa khudbad ka jeediyey Munaasibad lagu qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay Xaalada dalka iyo Sida looga adkaan karo Al-shabaab.





Wuxuu siwayn uga hadlay Midnimada dalka ka muuqata hada, Kulankii maamulada Waxa kasoo baxay,  Sidoo kalana Wuxuu sheegay in maanta la haysto Fursadii ugu waynayd, oo ay Muuqato Wadadii Guushu  “Qaraxii Soobe kadib dareenkeena wuxuu noqday dagaal Wadajir ah oo lala galo Al shabaab”.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada