DAAWO VIDEO: Diyaarad Soo Jiidatay Shacabka Soomaaliyeed Iyo, Maryan Mursal oo Sharaxday waxay ku aragtay

DAAWO VIDEO: Diyaarad Soo Jiidatay Shacabka Soomaaliyeed Iyo, Maryan Mursal oo Sharaxday waxay ku aragtay

daajis.com:- Diyaaradda OCEAN AIRLINES oo Xarumo Waawayn ku leh magaalooyinka Muqdisho, Nairobi, Hargeisa, Boosaaso iyo meelo kalaba ayaa kamid Noqotay Diyaaradaha ka shaqeeya Gobolka Kuwa ugu adeega Fiican, islamarkaana aanu waxba iska badalin Xiliyada ay Bulshadu Safarka isku diyaariyaan, taasi oo horey dadku ay dhibaato ku qabeen, Waxayna Xiliyada Habaynkii kasoo degtaa Garoonka Muqdisho.


Maryan Mursal Ciise oo kamid ah Hobolada ugu Caansan Soomaalida ee dhinaca Fanka, Islamarkaana Waxbadan Qurbaha kusoo Noolayd, oo Cabirtay Adeegyada Horumarsan ee ay kala kulantay Diyaarada OCEAN oo laba jeer ay Gudaha dalka u kala raacday.

Aadam Jaamac Axmed oo kamid ah Masuuliyiinta Shirkadda Duulimaadyadda ee OCEAN AIRLINES ayaa sheegay in Diyaarada OCEAN ay Samayso Duulimaadyo Toos ah, kuwaasi oo aad Heli karto Xiliyada Habaynkii iyo Gelinka dambe, Kuwaasi oo markii hore ay adkay in laga helo gudaha dalka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada