Daawo Yaab: Gurigii Cabdilaahi Yuusuf ee Muqdisho oo La isku Qabsaday iyo Qoyskiisa oo Loo Xukumay

Daawo Yaab: Gurigii Cabdilaahi Yuusuf ee Muqdisho oo La isku Qabsaday iyo Qoyskiisa oo Loo Xukumay

daajis.com:- Guri uu lahaa Alle ha Naxariistee Cabdullaahi Yuusuf Axmed Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya oo ku yaala magaalada Muqdisho ayaa Mudooyinkii ugu dambeeyay la isku haystay.


Nabadoon Xaad oo kamid ah Madaxda dhaqanka ayaa codsaday in dadka Guryaha Dulmiga kuhaysta ay iska celiyaan, Wuxuuna sheegay in Gurigan ay leeyihiin Qoyska Cabdillaahi Yuusuf Axmed.

Xildhibaanad Duniyo Cali Maxamed ayaa sheegtay inay tahay wax laga Xumaado, in Qoyskii Cabdilaahi Yuusuf Maanta lagu Qabsado Booska keliya ee ay ku leeyihiin Muqdisho.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay Xaqiijiyeen Dhulka ay leeyihiin Qoyska Cabdilaahi Yuusuf Axmed,  Waxayna sheegeen inaysan Jirin cid kale oo sheegan karta.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada