Daawo: Kulankii Madaxwayne Farmaajo iyo Madaxda YURUB iyo Go’aano Laga Qaatay Madax-banaanida dal kastaba

Daawo: Kulankii Madaxwayne Farmaajo iyo Madaxda YURUB iyo Go’aano Laga Qaatay Madax-banaanida dal kastaba

daajis.com:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kaga qayb galaya magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast shirka 5aad ee iskaashiga waddamada Midowga Afrika iyo Midowga Yurub.

Madaxweyne Farmaajo ayaa kulamo gooni gooni ah la yeeshay qaar kamid ah madaxda halkan isugu yimid si loo sii xoojiyo xiriirka iskaashi ee ay Soomaaliya la wadaagto dalalkaas.

Shirka waxaa looga hadlay mustaqbalka xiriirka labada dhinac, kor u qaadista iskaashiga ee dhinacyada amniga, socdaalka, horumarinta xirfadaha, shaqo abuurka Dhalinyarad, xuquuqul iinsaanka, dhaqaalaha iyo maalgashiga.

“Waxaa meel isla dhigay inaan Faragelin lagu samaynin dalalka Afrika iyo kuwa Yurub, oo la Ilaaliyo Wadajirka Madaxbaaninada dalkastaba, oo aan Faragelin lagu samaynin Arimaha gudaha ee dalkasta u gaar ah


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada