DAAWO: Madaxwaynihii Ximin iyo Xeeb oo 4-Afar sano Xidhnaa oo lasii daayey, Kana soo degay Minnesota

DAAWO: Madaxwaynihii Ximin iyo Xeeb oo 4-Afar sano Xidhnaa oo lasii daayey, Kana soo degay Minnesota

daajis.com:-Madaxweynihii hore ee Maamulka Ximin iyo Xeeb Maxamed Aadan Tiicey oo 4 Sanno iyo 2 bilood ku xidhnaa dalka Belgium-ka ayaa dib u helay xoriyadiisa isagoo soo gaadhay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, Wuxuuna Tiicey u xidhnaa  eedaymo loosoo jeediyey kuwaasi oo ku saabsanaa Budh-cad Badeednimo.


Waxaa Garoonka diyaaradaha kusoo dhoweeyay jaaliyadana Somaaliyeed ee halkaasi ku dhaqan, waxayna sheegeen inay ku Faraxsan yihiin Inuu Xoriyadiisa dib u helo, Sidoo kale waxaa isaguna Warbaahina la hadlay Maxamed Aadan Tiicey.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada