Muuqaal: Faarax Macalin oo Banaanka Soo Dhigay in Carabtu Wado Dhibka Somalia Video

Muuqaal: Faarax Macalin oo Banaanka Soo Dhigay in Carabtu Wado Dhibka Somalia Video

daajis.com:- Siyaasiga Ruug Cadaaga ah ee Faarax Macalin oo ah nin aan Hadalka ka Gaban ayaa si Qotodheer uga Hadlay Faragalinta Wadamada Carabta ee Soomaaliya ee Xiligan isaga oo taabtay Halka Arrintu Salka ku Hayso.

Faarax Macalin oo la Hadlayey Warbaahinta ayaa Dhanka kale ka Hadlay halka ay kasoo Bilaabatay Dhibaatada Wadanka Soomaaliya isaga oo Farta ku Fiiqay Dagaalkii sanadkii 1977 ee Somalia iyo Ethiopia.


Faarax Macalin ayaa Sheegay in Carabtu Soomalia ka leeyihiinDano iyaga u Gaar ah Marka Laga Reebo Wadanka Qadar kaasoo Hada ay Duulaan ku Yihiin Xulufada Sucuudigu Hogaaminayo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada