Daawo: Maxay Tahay Sababta Ciidanka Turkigu u Weerareen Gudaha Suuriya?

Daawo: Maxay Tahay Sababta Ciidanka Turkigu u Weerareen Gudaha Suuriya?

daajis.com:- Madaxwaynaha Dalka Turkiga Rajib Dayib Erdugan ayaa amar ku Siiyey Ciidamada Wadanka Turkiga inay Weerar ku Qaadaan Kooxda Kurdiyinta kuwaas oo Maraykanku Dabada Ka Riixayo Waxaana Shalay Ciidamada Turkigu Gudaha u Galeen Wadanka Suuriya.


Sababta Dhabta ah ee Maraykanku Ciidamada Kooxda Kurdiiynta u Taageerayo ayaa ah inuu ku Khalkhal Galiyo Wadanka Turkiga Waana Sababta Ciidamada Turkigu u Weerareen Gudaha Dalka Suurya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada