Daawo Muuqaal:Donald Trump oo Garan Waayay Heesta Calanka Dalkiisa iyo Fadeexad ka Raacday

Daawo Muuqaal:Donald Trump oo Garan Waayay Heesta Calanka Dalkiisa iyo Fadeexad ka Raacday

daajis.com:- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waxaa lagu soo dhoweeyay sacab iyo oori xilli dadka qaar ay ku qeyliyeen intii uu garoon lagu casuumay ku sugnaa oo la qaadayay heesta calanka taas oo uu madaxweynaha erayo ka mid ah uu ilaaway.


Madaxwayne Donald Trump ayaa Wajahaya Caqabado kala Duwan oo Kaga Imanaya Shacabka Maraykanka iyo Wadamo Debeda ah Waxaana Lagu eedeeyaa inuu Yahay nin Waalan ama Madaxa ka Jiran.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada