SAWIRRO: Madaxwayne Farmaajo oo Magaalada QARDHO gaadhay

SAWIRRO: Madaxwayne Farmaajo oo Magaalada QARDHO gaadhay

daajis.com:-Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa Goor dhow Gaaray Magaalada Qardho.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa soo dhaweeyay Waxgaradka degmada ee uu ka mid yahay Boqor Burhaan. 
Ammaanka Magaalada ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana Madaxweyne Farmaajo uu Safarka dhulka ah uu ku tagay Qardho.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada