Daawo: Boqor Burhaan oo Madaxwayne FARMAAJO Gudoonsiiyey FARAS iyo Waxyaabo uu siwayn ugu farxay

Daawo: Boqor Burhaan oo Madaxwayne FARMAAJO Gudoonsiiyey FARAS iyo Waxyaabo uu siwayn ugu farxay

daajis.com:- Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa magaalada Qardho ee Xarunta dhaqanka si balaadhan ugu soo dhoweeyay Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi (Farmaajo ) iyo Wafdiga uu Hogaaminayo.


Boqor Burhaan ayaa Madaxwaynaha Gudoonsiiyey Faras, Maryaha Hidaha iyo Dhaqanka, Bilad Sharaf iyo Weliba Waxyaabo kale oo Boqotooyadu caan ku tahay. Wuxuuna sidoo kale Halkaasi ka jeediyey Khudbad uu uga hadlay Xaalada dalka iyo Muhiimada ay leedahay Midnimadu.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada