MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Khudbad Ka jeediyey Qardho iyo sida Balaadhan ee Loogu soo dhoweeyay

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Khudbad Ka jeediyey Qardho iyo sida Balaadhan ee Loogu soo dhoweeyay

daajis.com:-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafuuda la socotay ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Qardho ee xarunta Dhaqanka.


Kumanaan shacab ah ayaa wafdiga kusoo dhaweeyey banaanka magaalada iyadoo sidoo kale wadooyinka waaweyn ay taagnaayeen shacabka saacado badan iyagoo si diiran usoo dhaweeyey wafdigan balaaran.

Madaxwyanaha ayaa wuxuu soo dhowaynta kadib halkaasi ka jeediyey Khudbad uu kaga hadlay Xaalada dalka iyo soo dhowaynta loo sameeyay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada