MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Khudbad Kaftan iyo Qosol badan kasoo Jeediyey Carmo iyo Soo dhowayntii

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Khudbad Kaftan iyo Qosol badan kasoo Jeediyey Carmo iyo Soo dhowayntii

daajis.com:-  Madaxweynaha Soomaaliya Mudane. Maxamed Cabdillaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaadhay degmada Carmo ee Gobolka Bari, halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay. iyadoona Safarka madaxweynuhu yahay mid dhinaca dhulka ah.


Dad weyn aad u fara badan oo ruxayay caleemo qoyan ayaa madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa soo dhoweeyay degmada Carmo ee gobolka Bari,waxaana Madaxweynuhu la kulmay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo waxgaradka degmadaasi,isago uga mahadceliyay sida wanaasgan oo ay u soo dhoweeyeen.

Madawaynaha ayaa shacabka kula Kaftamay ” Qardho waxa laygu gudoonsiiyay Faras, waaciye waxa laygu gudoon siiyay Geel, Hadana Carmo waxa laygu gudoon siiyay Dhul, maanta kadib Halkan Hantidayda ayaan usoo Doonan “

Wafdiga madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa degmada uga gudbay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari,iyadoo haatan shacabka magaalada Boosaaso ay waddooyinka ku sugayaan wefdiga.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada