Daawo Video: Siyaasiyiin Markii ugu Horaysay Qirtay inay Somaliland isku Koobtay Beesha isaaq

Daawo Video: Siyaasiyiin Markii ugu Horaysay Qirtay inay Somaliland isku Koobtay Beesha isaaq

daajis.com:-Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani ayaa Somaliland ku Tilaamay Dawlad Yar oo isaaqiya ah Sida uu Hadalka u Dhigay.


Somaliland oo ay Dagaan Beelo kala Duwan Waxaa Awooda Maamulka isku Koobay Beesha Dhexe (isaaq) Waxaana Taasi ay Sababtay in Somaliland Ka Dhaqaaqi Waydo Halkii Lagu aas aasay.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada