MUQDISHO: Gudoomiye Yariisow oo Go’aan ka Qaatay GURYAHA Shacabka Iyo Hantida Xooga lagu haysto (Video)

MUQDISHO: Gudoomiye Yariisow oo Go’aan ka Qaatay GURYAHA Shacabka Iyo Hantida Xooga lagu haysto (Video)

daajis.com:- Bulshada ku nool Gobolka Banaadir ayaa  Munaasibad soo dhaweyn u sameeyey Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalda Muqdisho Cabdiraxmaan Yariisow iyo Maamulkiisa, iyadoo ay ka qeyb galeen xubno kala duwan.


Xafladaan ayaa waxa ka soo qeyb galay Ra’isulwasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi, Xildhibaanada labada Aqal ee dowladda Soomaaliya, Wasiiro, Odayasha Dhaqanka Soomaaliyeed iyo marti sharaf kale.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho  ayaa uga mahadceliyay bulshada Gobolka Banaadir sida ay u garab taaganyihiin Maamulkiisa, Wuxuuna ka hadlay  Qorshihiisa ku aadan Hantida Dadwaynaha iyo Guryaha Shacabka ee la haysto.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada