Aishwarya Rai oo diyaar garow ugu jirta qaabkii ay ugu soo laaban leheeyd Bollywoodka.

Aishwarya Rai oo diyaar garow ugu jirta qaabkii ay ugu soo laaban leheeyd Bollywoodka.

Atariishada caanka ah ee Aishwarya Rai ayaa bilowday u diyaar garowga kusoo laabashada shaashada Bollywood, waxaana la arkaayay Aish oo bilowday inay is caateyso si muuqaalkeedi quruxda badnaa ay dib ugu soo celiso.

Sidoo kale atariishadaan ayaa kulamo la qaadatay dhowr soo saare, oo ay kala hadashay arimo ku saabsan filimada ay hayaan iyo waxa ay ku saabsanyihiin.

Aishwarya Rai Bachchan oo kamida xiddigaha loogu jecelyahay Bollywoodka, ayaa mudooyinkaan aan lagu arag masraxyada shirkadaan, iyadoo ku mashquulsaneed inanteeda yar oo hada gaartay hal sano.

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada