ASMA LOVE - Hees Cusub 2013 Nacas Yaa Jeclaan Jiray HD Video

ASMA LOVE - Hees Cusub 2013 Nacas Yaa Jeclaan Jiray HD Video

Asma Love
Fanaanada codka macaan ee Asma Love ayaa soo qaaday hees lagu magacaabo 'Nacas Yaa Jeclaa Jiray' oo muuqaal qurxoon, waxaana fanaanadu si fiican ugu tumutay Nacas oo ah hal ku dhiga heesta.

Heesta oo ah mid muuqaal  iyo maqal ahaan inta lagu fara yareystay, ayaa Sanadkii tagay dhamaadkiisa ay ku luqeysay fanaanada da'da yar ee
Sumaya Love iyadoona Muuqaalkeeda Soo Saartay xaflada sanadka cusub 2013 oo Live  Aheyd.


 Halkaan Ka Daawo Heesta Nacas Yaa Jeclaan jiray

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada