Daawo Dagaal Qosol Badan oo Dhexmaray Yaanyuuro & Tuko (VIDEO ).

Daawo Dagaal Qosol Badan oo Dhexmaray Yaanyuuro & Tuko (VIDEO ).


Dagaal Qosol badan oo dhexmaray Yaanyuuro iyo Tuko ayaa run ahaantii noqonaya mid qof walba ka qoslinaya waana muuqaal si qarsoodi ah looga duubay.

Muuqaalkaan oo lasoo dhigay Barta Internetka ayaa ah mid ka turjumaya Dagaaalka udhaxeeya Xayawaanada qaar kuwaasoo ka turjumaya siyaabaha ay ukala caqli badanyihiin inkastoo aysan gaarsiisneen Bini adamka.


HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA.
_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada