Walaasheen U Dhalatay Wadanka Kuuriya Oo Islaamka Kusoo Biirta SubXaaNa Allah Daawasho Wacan Video

Walaasheen U Dhalatay Wadanka Kuuriya Oo Islaamka Kusoo Biirta SubXaaNa Allah Daawasho Wacan Video

Diinteena Islaamka ah ee sharafta badan ayaa  maalin waliba waxaa ku soo biiraya dad yow fara badan ee  ku kala dhaqan daafaha caalamka oo dhan. Dadkani ayaa ah dad sifiican u qiimayay diimahoodii hore ay haysan jireen waxa ayna ogaadeen in ay qalad iyo Baadi ku dhex sugan yihiin.

Gabadhani waxa ay u dhalatay wadan ka korea oo ah wadan ay saas ugu badneen dadka islaamka ah waxa ay soo gashay diinta Islaamka waliba waxa ay soo gashay ayadoo si aad ah ugu faraxsan diinteena suuban.

waxa ay la ooynaysaa waa farxad ay u qabto soo galitaan keeda islamka. Subxaanalah waxaa hanuuna ILLAAH qofkii uu la doonto hanuunkiisa.

Waxaa la waydiiiyay ka hor inta aysan usoo badalanin diinta islaamka  su'aalo kooban oo aan sidaa u badneen su'aashii 1-aad ayaa waxa ay u dheceeysay  sidan  "ILLAAH inuu kali yahay ma aaminsantahay ?".

waxa ay ku Jawaabtay Sidan"Aniga waxa aan kuu sheega in uu jiro HAL  ILLAAL Kaliya".
haye su'aashii 2-aad ayadaan waxa ay udheceysay sidan "Nabi Ciise (CS) Maxaad ka Aaminsantahay ?waayo cristan-ka aya waxa ay qabaan in Nabi Ciise (CS) uu yahay Will ALLE".
waxa ay ku jawaaabtay sidan "Aniga waxaan Ka aaminsanahay in Ciise Uu yahay Nabi ".

waxaanu ku leenahay walaasheen hambalyo ku soo dhawaaw diinta nabadgalyada kusoo  dhawaaw diinta islaamka.

waxay ay dhahday waxaa qalbigay saameeyay qudbadii ahayd "'Understanding Islam 2012 - Part I' in Hong Kong Alhamdulilah" (Fahamka Islaamka  Qeybtii 1-aad Ee Hong Komg 2012Alhamdulilah)


Ugu Danbeytii Gabadhani Walssheena ah ayaa waxa ay Goobtaasi Ku Qireeysaa SHAHAADATEEYNKA  SUBXAANALAAH!!!


_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:11 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada