Daawo Video Fanaanada Faadumiina Oo Si Aan Caadi Ahayn U Niikisay

Daawo Video Fanaanada Faadumiina Oo Si Aan Caadi Ahayn U Niikisay

fadumina

Fanaanada fanka Banaadirga bayrahaaan danbe calanka u sida Faadumiina ayaa ku tuuratay habeenkii sanadka cusba hees xamari ah oo si live ah loo tumayay.

Fanaanada ayaa ka yaabisay tageerayaasha jacel iyo waliba kooxda musiga u tumaysay mar ay u tagtay mid ka mid ah Katariistayaasha una sheegtay Kataarada in uu si fiican u tumo ,iyada oo gacmaheeda ka dhigtay sida qof garaacaya Kataarad .


Fanaanada Faadumiina oo lagu tilmaamo in ay ku qaab ama ku niiko tahay Fanaanada Shaakira oo ah fanaanad caan ku noqotay heesaha u samaysan qaabka niikada.


Faadumiina ayaa ah fanaanad inta badan ciyaarta marka ay hees qadayso waxayna dad badan ku tilmaamaan in ay tahay fananaada kaliya ee si qatar ah u ciyaarta marka ay masraxa sarantahay.

Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada