Dhaqan layaab leh: Wadanka Colombia habeenka 1aad aqalka adiga iyo xaaskaaga waa qasab in gabadha hooyadeed idin daawato

Dhaqan layaab leh: Wadanka Colombia habeenka 1aad aqalka adiga iyo xaaskaaga waa qasab in gabadha hooyadeed idin daawato

colombian Tra

 Dalka Colombia ayaa leh dhaqan aad loola yaabo kana dhiga qofka maqla mid dhagahiisa ka dhiga wax ku adag in ay maqlaan, dhaqamada aduunyada waa kuwa kala duwan, dhaqanka wadankaan ayaa ah markii uu ninka raga ah guursanaayo gabar habeenka 1aad ee aqalka gal guriga waa lama huraan in ay timaado gabadha hooyadeed si ay u daawato qaabka loo bikra jabinaayo gabadheda.

Hooyada gabadha dhashay habeenkaas iyada dhankeeda uma ahan ceeb ama wax layaab ku ah in ay daawato gabadheeda qaabka loola galmoonaya, hooyada ayaa habeenkaas oo dhan dhafar ku jirto iyada oo isha ku heesa waxa ka socdo qolka dhexdiisa.

Waayo aragnimada


ay leedahay hooyada ayaa laga yaabaa in ay ku kordhiso labadaan lamaane ee ku cusub nolosha wada jirnimada, waana dhaqan u gaar ah dalka Colombia.

“in Cali, Colombia, a woman may only have sex with her husband, and the first time this happens her mother must be in the room to witness the act”

Dadbadan ayaa is waydiinaya sidee ugu galmoon kartaa xaaskaaga iyada oo ay hooyaded kula joogto waana suaal aad u muhiim ah qofkasta maskaxdiisa ku soo dhaceeso, sidoo kale suaasha meesha ku jirta ayaa ah dareen ma yeelan kartaa hadii uu qof 3aad idin daawanayo.


Dhaqanka dalka Colombia ayaa ah dhaqan (unique) xishodka ka baxsan
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada