Kajol oo miisaankeeda dhintay diyaaarna u ah inay soo laabato.

Kajol oo miisaankeeda dhintay diyaaarna u ah inay soo laabato.

Atariishada caanka ah ee Kajol ayaa 16-kilos iska tuurtay, waxaana Kajol sheegtay inay culeys iskala yaabtay laakiin labadii biloood ee ugu dambeeyay ayaa atariishadu kiilaad iska riday.

Kajol ayaa tiri waxaa nidaamiyay qaabka cunada iyo anigoo sameeyay aalamito badan, iyadoo kiilaadka atarishadu siyaadeen markii ay dhashay labo sano kahor.

Atariishada ayaa hada lasoo baxday muuqaal qurux badan , waxaana laga yaabaa in Kajol mar dhow lagu arko masraxa Bollywoodka oo in mudaa aan laga dheehan. 
_________________________________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada