Kulan Looga Hadlayay Muddo Kordhinta Amisom oo Muqdisho ka Dhaxay.

Kulan Looga Hadlayay Muddo Kordhinta Amisom oo Muqdisho ka Dhaxay.

Madaxweynaha Somalia, Ra'isul wasaaraha iyo xubno ka socday Midowga Africa iyo Qaramada Midoobay ayaa shalay muqdisho ku kulmay.

Kulan looga hadlayay sidii waqtiga loogu kordhin lahaa ciidamada Nabad ilaalinta ee Midowga Africa ee Amisom, oo mudada sharciyadda ah ee ay u heystaan ka howlgalidda Somalia ay ugu egtahay 7da bisha march ee soo socota , ayaa shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kulankaasi ayaa gebagabadiisa la isku raacay sidii loogu gudbin lahaa golaha amaanka ee Qaramada Midoobay codsigaasi muddo kordhinta.
_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada