Ma Dooneysa In Ilkahaada Aad Ka Dhigto Kuwo Dhal-dhalaalaya ? Raac Talooyinkaan.

Ma Dooneysa In Ilkahaada Aad Ka Dhigto Kuwo Dhal-dhalaalaya ? Raac Talooyinkaan.


Weli ma tijaabisay in aad ilkahaada ku cadeyso qobka mooska ? dhab ahaan qobka mooska waxa uu u wanaagsan yaahy cadeeynta ilkaha , shakina kuma jirto in mooska leeyahay faa`idiyoonka dhanka caafimaadka ah , hadaba habkaan u adeegso .
Soo qaado qobka mooska adiga oo waliba isticmaalaya qeybta gudaha maqaarka oo ilkaha ku daliigay ugu yaraan laba daqiiq adiga oo buraasha ama caday caadi ah isticmlaaya , ogoow macdanta uu ka kooban yahay ee ah Potassium, magnesium and manganese in si weyn ay u cadeynayaan ilkaha .
Hadaba tijaabi habkaan ee fadlan markaad wax isaga dareento dib ugu soo laabo gubtanews.com adiga oo reebaya comment ku aadan sida ay wax isaga kaa badaleen .
_______________________________________________________________

Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada