Maraykanka oo Noqonaya dalka ugu Horeeyay oo Soo Saarista Bartoolka.

Maraykanka oo Noqonaya dalka ugu Horeeyay oo Soo Saarista Bartoolka.

Sanadku markii yahay 2017, waxa lagu wadaa in dalka Maraykanku noqdo dalka kowaad ee soosaarista saliidda cayriin, isaga oo ka horeyn doona Sucuudiga iyo Ruushka.

Doodda u dhaxeysa dadka taageersan iyo kuwa kasoo horjeeda ayaa wali sii wada sidii si buuxda la iskugu raaci lahaa in la bilaabo waxsoosaarka saliidda ee dalka Maraykanka.

Waxan arrintaas ka wareysannay Cabdulaahi Xasan Maxamuud oo bartay cilmiga batrooolka, kana tirsan ururka East Africa Energy Forum. Cabdulaahi waxa uu ku sugan yahay magaalada Calgery ee dalka Canada.
_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada