Maxaa Ka Ogtahay 10-ka Haween Ee Ugu Awooda Badan Africa (Warbixin & Sawirro)

Maxaa Ka Ogtahay 10-ka Haween Ee Ugu Awooda Badan Africa (Warbixin & Sawirro)


Waxa dhawaan la soo saaray warbixin ay ku qoran yihiin 10-ka haween ee ugu awooda badan Qaarada Africa.


1-Luisa Diogo: waa siyaasi reer Mozambic ah, taas oo noqotayra’iisal wasaarihii ugu horeeyay ee dalka Mozambique bishii February 2004. siddoo kale waxa ay noqotay wasiirada Beeraha iyo Maaliyada dalka Mozambique.

2-Monhla Hlahla:  waa maamulaha shirkadaha garoonkadiyaaradaha dalka Koonfur Africa. waxa ay horey shaqaalo uga soo noqotay barkiga horrumarinta  ee dalka Southern Africa (DBSA).

3- Phumzile Mlambo-Ngcuka: waxa ay noqotay ku xigeynka madaxweynaha dalka Koonfur Africa laga soo bilaabo 2005 ilaa 2008.sidoo kale waxana ay noqotay haweeneydii ugu horeeyay ee jagadaas qabato taarikhda dalka South Africa.

4-Shirley Lue Arnold waxa ay ka soo shaqeeysay oo ay maamulo ka noqotay Mmela Consultancy & Advisory Services.waxa ay u qaabilsaneed lataliye sodoo kale waxa ay la taliye ka noqotay  shirkad ay si gooni u leedahay oo la yiraahdo BEE .

5-Turai Yar’ Adua

waxa weeye xaaskii madaxweynihii hore dalka Nigeria, Umaru Yar’Adua, Turai waxa ay noqotayis haweeneydii ugu horeysay ee maamule ka noqoto howlo nabad African.


6- Wendy Luhabe waxa ay aas-aastay xarun gaar u ah dumar, waxana ay ka mid noqotay dumarka ugu saameynta badan South Africa.

7- Cecilia Ibru waxa ay horey u soo noqotay maamulaha isuduwaha xafiiska Oceanic Bank waana mid ka mid ah dumarka ugu awooda badan dalka Nigeria.

8-Ellen Johnson-Sirlea : Haweeneyda wax ku soo baratay Jaamacadda Harvard-f,waxa loogu yeeraa haweeneyda birta, waxa ay noqotay haweeneydii ugu horeysay ee Africa madaxweyne ka noqoto dal, oo ah dalka Liberia.

9-Joyce Mujuru waa siyaasi reer Zimbabwe ah, taas oo soo qabatay xilka madaxweyne ku xigeynka xisbiga talada haya ee n Zanu-PF siddoo kale waxa ay la soo shaqeeysay mparty, Joseph Msika iyo madaxweyne Robert Mugabe.

10-Maria Ramos Qofka ugu dambeeya ee haweenka ugu awooda badan Africa Waa The CEO of ABSA bank, one of the biggest financial services firms in South Africa, is seen as one of the architects who crafted the new and improved South African economy.




Fadlan Like Iyo Share si aad asxaabtada inTa internetka iSticmaasho ugu gudbiso Jazakallah

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada