Maxbuus Soomaali ah oo is khaarijiyay (Sababtu maxey tahay? Aqri dhacdo layaab leh)

Maxbuus Soomaali ah oo is khaarijiyay (Sababtu maxey tahay? Aqri dhacdo layaab leh)

Duledka Magaalada Lecce ee dalka Talyaaniga xabsi kuyaalla ayaa gudihiisa waxaa isku khaarijiyay maxbuus Soomaali ah sida ay xaqiijiyeen Booliska Talyaaniga.

Maxbuuska iskhaarijiyay ayaa waxaa da-diisa lagu sheegay 39-sano, kaas oo lagu magacaabi jiray Maxamed Cabdi, iyada oo lasheegay in ninkaasi xabsiga uu isku dilay lageliyay kadib markii maxkamadi denbi ay ku heshay.


Denbiga lagu helay ayaa waxa uu ahaa sida lagu helay decumenti ay soo bandhigtay maxkamada magaala Lecce xatooyo, waxaa Booliska Talyaanigu ay shegeen inay baaritaan ku sameynayaan sababaha ku kallifay inuu Maxamed Cabdi nafta ishdaafiyo.


Lama sheegin ninkaani waxa uu u deegsaday dilkiisa iyo waqtiga uu ku jiray xabsiga inta ay la egtahay, waxa uuna noqonayaa isdilka Soomaaligaan maxbuuska ahaa kii ugu horeeyay ee lasoo tebiyo sanadkaan bilaawga ah.
_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada