School U Gaar Ah Gabdhaha Sidii Ay Ku Shaxaadi Lahaayeen Ragga Maalka Leh Oo Laga Furay Mid Kamid Ah..

School U Gaar Ah Gabdhaha Sidii Ay Ku Shaxaadi Lahaayeen Ragga Maalka Leh Oo Laga Furay Mid Kamid Ah..

School ugaar ah gabdhaha sidii loo bari lahaa sida ay wax uga qaadi la haayeen rag hantida leh, sidoo kale gabdhaha school kaan dhiganayo waxaa la barayaa habka ugu sahlan ay raga ku soo jiidan karaan iyo sida loo isticmaalo make-up ka, sidoo kale gabdhahaan ayaa la bari doonaa sida ay ukala ogaan la haayeen ninka aan heesan lacag iyo kan heesta lacag .

cashirada lagu bari doono gabdhaan schoolka cusub waxaa kamid ah sida raga loola hadlo adiga oo deeqsiinaya hadal yar oo kooban Halka aad aqrisanaysaan waa Shabakada Caanka Ah Shumis.net waxaa kaloo kamid ah cashirada ay qaadan doonaan sida ay ku kala garan lahaayeen raga dulqaadka yar ama dabeecada xun.

 school kaan waxaa lagu magacaabaa Shao Tong wuxuuna ku yaalaa dalka Chine, lacagta lagu dhiganayo ayaa gaareeso 30,000 doollar.

sidoo kale dadka hantida leh ee raba gabdhaan lagu soo barbaarshay qaabkaas aan kor ku soo xusnay ayaa bixinaya markii ay la kulmayaan 4.500 doolar. 

Si kastaba ha ahaatee waa markii ugu horeysay ee School Nuucaan Oo Kale ah laga furo caalamka waxaana la dhihi karaa waa school kucusub habka ragga lo shaxaado 

xiggasho:shumis
_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:32 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada