Selena Gomez oo Laga Dul Qaadi Rabo Justin Bieber

Selena Gomez oo Laga Dul Qaadi Rabo Justin Bieber


Xili Fanaanka da,da yare e Justin Bieber la hadal hayay in uu jacayl xoogan u hayo Selena Gomez ayaa waxa iminka soo baxaysa markii ugu horysay in Fanaanka uu bartilmaameed u yaahy sidii ugu guulaysan lahayd jacaylkiisa Gebadha actarada ah ee Barbara Palvin.

Warar laga helay Barbara ayaa sheegaya in Fanaanadaa ay dagaal adag ugu jirto sidii daaqada ugala baxi lahayd Selena Gomes islamarkaana ay u hanti lahayd qalbiga Bieber sida laga soo xigtay .

Waxaa fanaanka markii hore isku baranay Twitterka aniga ayaana sababteeda lahaa barashada wayoo markii hore aniga ayaan sawirkiisa ka raadiyay Twitterka kidibna waan ku darsaday markaa kidib ayuu I aqbalay ayay tiri waxa ayna ii ahayd malintii igu fiicnayd.

Barbara ayaa sheegtay in ay ku kulmeen habeen habeenada ka mid ah Baar ku yaala LA hayeeshee sawir ay soo dhigtay oo ka carysayay Selena ay tilmaamtay in ay habenkaa wada galeen ay la kulantay balsa waxay sheegtay in wixii xiligaa ka danbeeyay bartilmaameed u aha in ay hesho Justin .


_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:36 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada