Snoop Dogg oo diiday in lala bar bar dhigo Bob Marley sababtu maxey tahay?

Snoop Dogg oo diiday in lala bar bar dhigo Bob Marley sababtu maxey tahay?

Fanaanka wayn ee Snoop Dogg ayaa iska diiday in uu isku soo egyihiin staylkiisa iyo staylkii Fanaankii geeriyooday Bob Marley waxa uuna sheegay in haba yaraatee aysan is matalin .

Fanaanka raabistaha ah ee Snoop ayaa la sheegay in staylkiisa uu aad u soo shabaho Bob Marley haday ahaan lahayd dhanka timaha oo la sheegay in staylkii Bob Marley yahay sida dad badan sheegeen.


Snoop ayaa arintaa mar wax laga waydiiyay iska diiday waxa uuna sheegay in aysan jirin cid uu matalo ama uu ku daysado hayeeshee waxa uu sheegay in uu Fanaankii waynaa ee BOB Marley uu taageera u ahaa sida uu ka dhawaajiyay .


Snop dogg ayaa ka mid ah Fanaaniinta aadka loo tageero waxa uuna leeyahay albuna badan oo dunida ku firarsan waxana lugu xasuustaa heesaha raabka ah ee degan asiga oo dhoor filina wax ka soo saaray .

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada