Fanaanda Shakiira oo hanbalyooyin ka heshay faanaaniin kala duwan

Fanaanda Shakiira oo hanbalyooyin ka heshay faanaaniin kala duwan

Fanaanda caanka ah ee Shakiira oo dhawaan ku umushay Isbitaal ku yaala Magaalada Barcelona kidib markii uur u qaaday Ciyaaryahanka Difaaca Kooxda Barcelona Pique oo ay wiil loo bixiyay Milano u dhashay .

Fanaaniin kala duwan ayaa u soo hanbalyay waxana ka mid ahaa Fanaaniinta hanbalyada u soo diray Fanaanada Beyonce , J lopz , justin Baiber , Snoop Dogg ,Rihanna , iyo kuwa kale waxa ayna ugu hanbalyayeen wiilkaa dhawaan ugu dhashay dalka Spain.


Shakiira ayaa dhawaan ku umushay Dalka Spain kidib markii uur u qaaday Xiddiga reer Spain Geraad Pique kaa oo ay wiilkiis ugu horeeyay dhawaan u dhashay kaa oo loo bixiyay Milano.


Fanaanadaa reer Colmbia ayaa xariirka saygeeda Pique soo bilowday sanadii 2010kii koobkii aduunka ee lugu qabtay koofur Africa halkaa oo ay isku barteen inkastoo ay taageera wayn u ahayd Kooxda Barcelona hadana wixii xiligaa ka danbeeyay ayaa xariirkooda ahaa mid sii xoogaysanaya .

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada