Subxaanallaah Daawo Dalka Sacuudiga Oo Ay Ku Sii badanayaan Ragga Isku Galmoodo War Bixin Xasaasi Ah. (Daawo Video-ga)

Subxaanallaah Daawo Dalka Sacuudiga Oo Ay Ku Sii badanayaan Ragga Isku Galmoodo War Bixin Xasaasi Ah. (Daawo Video-ga)

layaab
Dalka Sucuudi carabiya ah ayaa waayihii danbi waxaa ka soo badanayay raga isku galmooda iyada oo tirada raga isku galmooda ay kor usii badanayso sanadba sanadka ka danbeeya, daraasad mar dhow la sameeyay ayaa lagu sheegay in caruurta u dhalatay dalka Sacuudiga ay 21% ay la kulmaan fara xumeen loo geesto caruurtaas aadka u yar, caruurta fara xumeeska loo geesto ayaa ka yar da' ahaan 10 sano jir, daraasada ayaa sheegtay in 32% caruurta la fara xumeeyay ay diideen in ay sheegaan dadka fara xumeeyay iyagoo ka cabsanaya arimo jiro aawadeed.

Daraasada ayaa sheegtay in mushkilada ugu wayn ee haysata caruurta ay tahay in ay kaga soo bilaabaan fara xumeenta school-ka ay dhigtaan, iyadoo school-ka aan lahayn kormeer adag ama la socosho axwaasha caruurta, caruurta la fara xumeeyay sanado kadib waxay la qabsadeen falalka lagula kacay kadib arinka ayaa noqday mid siifaafa.

Dowlada Sacuudiga ilaa hada arinkaan wax tilaabo ah kama qaadin iyada laga baqayo in arinta faraha ka baxdo, dadka ku xeel dheer arimaha bulshada ayaa sheegaya in la is guursado dalka Sacuudiga ay tahay mid adag taas badalkeeda ay raga ka door bideen in ay iyaga dhexdooda isku galmoodaan.
 
Wadadmada Islaamka ayee ku sii badanayaan dhaqankaan foosha xun ee diinteena suuban xarimtay, halka ay ka jiraan ururo iyo hey'ada u olaleeya arinkaan isku taga raga dhexdooda.

Halkaan ka daawo sida ay uga doodayaan mid kamid ah tv yada laga leeyahay dalka sacuudiga arinkaas faaqidaya. 
 
 
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada