Wasiirka Wasaaradda Hormarinta Iyo Adeegga Bulshada Oo Istanbul Kula Kulantay Wasiirrada Haweenka Dowladaha Turkiga Iyo Morocco “SAWIRRO”

Wasiirka Wasaaradda Hormarinta Iyo Adeegga Bulshada Oo Istanbul Kula Kulantay Wasiirrada Haweenka Dowladaha Turkiga Iyo Morocco “SAWIRRO”


Maryam Qasim.
 Wasiirka Wasaaradda Hormarinta iyo Adeegga Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drso Maryan Qaasim oo weli socdaal shaqo ku joogta dalka Turkiga ayaa kulan la qaadatay Wasiirrada Haweenka ee dalalka Turkiga Morocco.

Kulamadan oo ka dhacay magaalada Istanbul ayaa waxey Wasiirka Wasaaradda Hormarinta iyo Adeegga Bulshada Drso Maryam Qaasim labada Wasiir la qaadatay kadib dhamaadkii shir 4-5January ka dhacay magaalada Istanbul ayadoo kulamadaasina ay ahaayeen kuwo gaar gaar ah.

Ugu horeyn Drso Maryam Qaasim Wasiirka Wasaaradda Hormarinta iyo Adeegga Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxey kulan la qaadatay Wasiiradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska ee dalka Morocco oo ay kawada hadleen in labada Wasaarradood ay yeeshaan wada shaqeyn joogta ah.
_________________________________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada