Daawo Sawirada haweenta iyo ninka ugu weyn dunida oo isku dal ku nool (aqri arin cajiib badan oo daawo sawirro layaab leh)

Daawo Sawirada haweenta iyo ninka ugu weyn dunida oo isku dal ku nool (aqri arin cajiib badan oo daawo sawirro layaab leh)


Misao Okawa oo 114-sano jirta ayaa waxaa loo aqoonsaday haweenta ugu weyn haweenka caalamka kunool kadib baaritaan dheer oo lasameeyay.

Misao Okawa ayaa maanta waxaa gudoonsiiyay aqoonsigeeda lagu muujinayo haweenta dunida ugu weyn hey’adda layiraahdo Guinness World Records.

Haweeneydaan oo sanadkeedii 115-aad ay maalma ka dhimanyihiin ayaa waxaa lasheegay in ay aad u faraxday markii loo sheegay in ay tahay haweenta dunida ugu weyn.

Nin lagu magacaabo Jiroemon Kimura ayaa isna loo caleema saaray ruuxa dunidaan aan ku noolnahay ugu weyn sanadkaan 2013-ka.
Labadoodu waxa ay kunoolyihiin dalka Japan ee qaarada Aasiya.










_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada