Hrithik Roshan Katrina Kaif Shumiskii aan shumiyay ma ahayn mid jacayl ah

Hrithik Roshan Katrina Kaif Shumiskii aan shumiyay ma ahayn mid jacayl ah


Actarka caanka ah ee reer Hindiya Hrithik Roshan ayaa si laayb leh loo waydiiyay Su,aal uu filayn barnaamij ka baxa TV Star kaa oo lugu faaqido Actarada Hindiya waxana la waydiiyay Katrina Kaif in wax jacayl kala dhaxeeyo .

Hayeeshee Actarka ayaa arintaa ka horyimid waxa uuna sheegay in wax xariir ah kala dhaxayn laakiin ay iskugu baxdo oo xariir saxibtinimo cadiya kala dhaxeeyo sidoo kalina ay isla soo saareen Filimaan kala duwan .

Hrithik Roshan ayaa la waydiiyay Filim jacayl ah oo labadaan si wada jir ah u soo sareen oo Hrithik oo shuminayo Actarada balsa tilaabadaa ayuu ku tilmaamay Actarku in ay ahayd mid filimka ay ku jilayeen balsa aysan ahayn jacayl labadooda dhaxyaala sida uu tilmaamay .


Labadaa Actar ayaa isla soo saaray dhoor filim oo aad dad badan u jacalaysteen iminkana waxay soo wadan filimaan kale walow mid kasta uu dhanaciisa Filim u soo saarayo waxa ayna ka mid yihiin actarada Hindiya loogu jacayl yahay .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada