Nancy Ajram oo noqotay Fanaanada Sanadka Dalalka Carabta

Nancy Ajram oo noqotay Fanaanada Sanadka Dalalka Carabta


Fanaanada reer Lubnaan ee caanka ah Nancy Ajram ayaa noqotay Fanaanada sanadka Wadamada carabta kidib markii barnaamij Arab Idol, oo cod loogu qaaday Fanaanadaa oo ah fanaanad aad bariga dhexe looga jacayl yahay .

Nancy ayaa noqotay Fanaanada sanadka waxaana ay ka mid noqtay Fanaaniinta taageerayaasha badan ku leh wadamada Carabta hayeshee barnaamijkaa oo dad badan ka soo qaybgaleen ayaa Fanaanad waxay cod buuxda ku heshay Fanaanada sanadka waxana la gudoonsiiyay abaal marino ay mutaystay .

Al Safir newspaper ayaa asbuucaan gudahiisa Waraysi uu ka qaaday waxay ku sheegtay in ay aad u jeceshay in ay heer ka gaarto Fanka hayeeshee aysan wax muhiimad ah siin in ay noqoto qof caan ah oo kaliya balsa ay jeceshay in ay sumacadeeda dadkeeda iyo Dalkeeda la wadaagaan .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada