Snoop Dogg Qosalka oo qososho macno badan ma keeno

Snoop Dogg Qosalka oo qososho macno badan ma keeno


Fanaanka caanka ah ee Snoop Dogg oo bandhig wayn ku qabtay AV Club oo ku yaalo LA ayaa soo bandhigay Hees cusub uu dhawaan soo saray taa oo ahayd mid dad badan dareenkooda badeshay .

Xigasho uu helay Webka TMZ ayaa lugu sheegay in habeenkaa Snoop uu ahaa nin dad badaan dareenkoda bedalay hayeeshee waxaa la jiibinaya heestaa Asxaabtiisa waxa uuna heestaa ahayd mid ka turjumaysa kalsooni darada ka dhax abuuranta dadka is jacayl .

Sawiro la soo saray Boga Twitterka oo ahaa kuwa si wada jir ah ugu jireen Snoop iyo asxaabtiisa oo damaashaada muujinaya ayaa dhanka hoose loga qoray qosal badan oo qososho macna badan ma keeno taa oo looga jeeday farxad aan qalbiga jirin faa,ido ma lahan .

Xiddiga Snoop ayaa ka mid ah Fanaaniinta ku soo koray nolala aad u adag waxa uuna yahay nin aan badnaa taxadir siinin nolashiisa asiga oo ah nin aad u adeegsada waxyaabaha muqaadiraadka ah waxuuna aaminsan yaahy in nolsha macno badan tahay .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada